 |
Jamhuuriyadda Soomaaliyeed (2000-2012) |
 |
Soomaaliyeey toosoo
(Soomaaliga 索马里文 Somali)
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee
Idinkaysu tookhaayoo Idinkaysu taamaayee Aadamuhu tacliin barayoo Waddankiisa taamyeeloo
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee
Sharcigaa isku kiin tolayoo Luuqadaa tuwaaxid ahoo Arligiina taaka ahoo Kuma kala tegeysaan oo
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee
Tiro ari ah oo dhaxalaa Sideed laydin soo tubayoo Ninba toban la meel marayoo Cadowgiin idiin talin oo
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee
Tuldo geel ah oo dhacan baad Toogasho u badheedhanee Ma dhulkaas dhanee tegeybaan Ninna dhagax u tuurayn
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee
Quaran aan hubkuu tumayo Tooreyda dhaafayn Oo aan taar samayn karin Uur kutaallo weynaa
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee
Hadba waxaan la taahaayoo Togagga uga qaylshaa Nin dalkiisii cadow taaboo U tol waayey baan ahayee
Soomaaliyeey toosoo Toosoo isku tiirsada ee Hadba kiina taagdaranee Taageera waligiinee
Hadba waxaan laa ooyaayoo Oo ilmadu iiga qubaneysaa Iqtiyaar nin loo diidoo La addoon sadaan ahayee